Skip to main content

Amaanka Maxkamada

Maxkamadaha qaarkood waxay lahaan doonaan baaritaan ammaan. Haddii ay Maxkamadu leedahay ilaalinta ammaanka, qof kastaa oo yimaada Maxkamada waa inuu maraa.

Tani waa ammaanka qofkasta oo ku jira dhismaha Maxkamada. Micnaheedu waxaa weeye waa inaad dhexmarisaa qaar ka mid ah waxyaalaha aad sidato sida, boorsooyinka, mishiin.

Waxaad kaloo u baahan tahay inaad dhexmarto aalad wax qabanaysa.

Marmarka qaarkood, waxaa laga yaabaa inaad u baahato in iskaan lagaaga qaado  qalab gacanta uu ku hayo qof waardiye ahi. 

Hadii ay hellaan in aan taas laga ogolayn dhismaha Maxkamada qof ahaantaada, waxaa laga yaabaa inay kaala wareegaan, iyadoo ku xiran sheyga.